Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
rushee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Dhul biyo si habaysan ugu bilbilid.
Is-rogga falkan
-sheeyay, -shaysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rushayn
Magac faleed dheddig
2: rushays
Magac lab
3: rushaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: rushaysasho
Magac faleed dheddig
5: rushaysnaan
Magac faleed dheddig
6: rushaysnaansho
Magac lab ama dheddig
7: rushayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad