Qaamuusle LogoQaamuusle

ruub

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ruub1
Magac dheddig
1
Bir yar, dhuuban, daab leh oo saanta kabaha laga tolo lagu dalooliyo.
2
Dhul bacaad badan oo marka lagu socdo cagta hoos u gasha.
ruub2
Fal laba-gudbe, isrogrogga 1aad
Wax meel bacaad, dambas iwm dhexgelin. ld ruubi.
Is-rogga falkan

-bay, -btay