Qaamuusle LogoQaamuusle

samayn

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

samayn1
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
samays.
samayn2
Magac dheddigKiimika
Macmalid: diyaarinta iskudhisyo kiimikaad iyaga oo laga ambaqaadayo iskudhisyo fudud.