Qaamuusle LogoQaamuusle

samboor

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

samboor1
Magac lab
Cudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo dhibaa-tooyin kaleba keena.
samboor2
Magac labDaawo
Kahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka sanka dhexdiisa iyo mararka qaarkood indhaha. Astaan: hindhiso badan.
samboor3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Samboor qaadid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay