sawaab
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sawaab1
Magac labDhaandhaan; nacas.
Wadarta Magacan
-byo, m.dh
sawaab2
Magac dheddigAbaalmarinta Ilaah qof wax fiican sameeyey abaalmariyo.
sawaab3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid dhaan-dhaamid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay