Qaamuusle LogoQaamuusle

taharowga halbowlayaasha

Magac labDaawo
Qayb xididka gudihiisa ka mid ah oo adkaatay ka dib markay xayri fariisatay, taasu waxay yaraynaysaa wareegga dhiigga waxayna keenta in xididku xirmo.