tebbed
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tebbed1
Magac labQori hoos irridda looga xiro; qataar.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
tebbed2
Magac dheddigWeel saan xoolaad ka samaysan oo subagga iyo muqmadda lagu shubto oo leh af dhuuban iyo aabur.
Wadarta Magacan
-do, m.l
tebbed3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadIrrid iwm tebbed (qataar) ku xirid.
Is-rogga falkan
-day, -dday