Qaamuusle LogoQaamuusle

teyso

Magac dheddig
1
Xilli barwaaqo ah oo guga bartamihiisa ku abbaaran.
2
Barwaaqo.