Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
toban
Magac lab tiraale
Tirada u dhexeysa sagaal iyo koob iyo toban; “10”. ld toman.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tobanaad
Magac lab tiraale Jagaale
2: tobaneeye
Magac lab tiraale
3: tobaneeyo
Magac dheddig tiraale
4: tobanle
Magac lab
5: tobbog
Magac lab
6: tobbogsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: tobbogsanaan
Magac faleed dheddig
8: tobbogsanaansho
Magac lab