tuf
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tuf1
Magac dheddig1
Cudur lafaha gala; riix.
2
Duco; karaamo.
3
Kasoobbax halis ah.
tuf2
Magac dheddigDaawoCudur aalaaba caruurta ku dhaca iyo dhallinyarada wuxuuna ka kacaa infekshin qaybta neefsashada inteeda sare oo uu keeno baktiiriyada “haemolitic streptococci”. Astaamo: qandho, xubnoholac, marbamarka ka dambeysa xubin saameynaya, baro cascas ee maqaar ka kuuskuus yaryar oo aan xanuun lahayn ama lafo soo baxsan sida xusulka, dhaqdhaqaaq ogaan la'aan oo aan caadi ahayn ee addimadatulux² iyo madaxa (chorea) iyo hallamacood wadnaha gufafkiisa iyo xuubka ku daboolan (pericardium).
tuf3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Wax afka ku jira dibad u soo saarid.
2
(f.mg) Ku t.: cid u ducayn.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay