tummaati
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tummaati1
Magac lab ama dheddigNabar waran oo toos iyo gacanqabsi ah.
tummaati2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWaran, mindi iwm iyadoo daabka la haysto qof ku mudid.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday; -iyi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -iday; -iyi