Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
uri
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax urkooda dareemid.
2
Wax qurmin.
Tusaale
“Kalluunkii bakhtiyey baddii buu uriyey”
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: urid
Magac faleed dheddig
2: urin
Magac faleed dheddig
3: uris
Magac lab
4: uriso
Magac dheddig