Qaamuusle LogoQaamuusle

weer

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

weer1
Magac lab
1
Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar.
2
Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.
Wadarta Magacan

-rar, m.l

weer2
Magac dheddigNaxwe
Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar.
Wadarta Magacan

-ro, m.l

weer3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
Weer xirasho.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay