Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xafid
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax dayac ka ilaalin.
2
Cashar, Quraan iwm kor ka bara- sho.
Is-rogga falkan
-day, -dday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xafaarad
Magac dheddig
2: xafaare
Magac lab
3: xafash
Magac lab
4: xafidan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: xafidid
Magac faleed dheddig
6: xafidnaan
Magac faleed dheddig
7: xafidnaansho
Magac lab ama dheddig
8: xafiiltamid
Magac faleed dheddig