Qaamuusle LogoQaamuusle

xayuubi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Ka x.: wax qof dusha ka saarnaa xoog uga qaadid.
2
Ka x.: xil, derejo iwm qof ka qaadid.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay