Qaamuusle LogoQaamuusle

xero

Magac dheddig
1
Meegaar dhagax ah ama ood ama qoryo, oo xoolo ama wax kale loo dhigo; derbi wareegsan oo illin laga galo leh; mooro; siibad.
2
Meel dugsiga ka weyn oo xertu wax ku barato.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l