Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xididdeyso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Xidid yeelasho.
2
Ku x.: meel mudda badan ku sugnaansho.
Is-rogga falkan
-stay, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xiddaayad
Magac dheddig
2: xiddayn
Magac faleed dheddig
3: xiddaysad
Magac lab
4: xiddaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: xiddaysasho
Magac faleed dheddig
6: xiddaysi
Magac lab
7: xiddaysnaan
Magac faleed dheddig
8: xiddaysnaansho
Magac lab ama dheddig