xig
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xig1
Magac labXaskul.
xig2
Magac dheddig1
In yar oo hoore ah.
2
Neef dhawaan la maalay caano yar oo candhadiisa ku soo dhaca.
xig3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax, wax kale u dhowaansho.
2
Xiriir qaraabanimo yeelasho.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay