Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xujee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid xujo ku xirid.
2
Cid eedeyn.
Is-rogga falkan
-jeeyay, -jeysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xujaale
Magac lab
2: xujeey
Magac dheddig wadar
3: xujeyn
Magac faleed dheddig
4: xujo
Magac dheddig
5: xujoobid
Magac faleed dheddig
6: xujoole
Magac lab
7: xujow
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
8: xujub
Magac lab