Qaamuusle LogoQaamuusle

xurbin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xurbin1
Magac lab
1
Ul dheer oo afka ganto ku leh oo caanaha iwm lagu walaaqo. xurub.
2
Ul gaaban oo af buuran leh oo soorta la karinayo lagu walaaqo. ld xurbiye, xurbo,
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

xurbin2
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo: