Qaamuusle LogoQaamuusle

yahan

Magac lab
1
Dhagax, adag, xanaf leh oo middiyaha, toorriyaha iwm lagu afeeyo.
2
Baydari; ugaarsade; laaye; dile; hargaanti.
3
Hadii magac gadaal loogu liifaqo xirfad ayuu muujiyaa.
Tusaale
Dagaalyahan, aqoon-yahan iwm