Qaamuusle LogoQaamuusle

yeelo

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Hanti ama wax kale lahaan.
2
Ku y.: dayn cid ku lahaan.
3
U y.: wax aad u danayn.
4
Kab iwm suun u samaysasho.
Is-rogga falkan

-eeshay, -eelatay