Qaamuusle LogoQaamuusle

yool

Magac lab
1
Degganaansho la'aan nafley ka muuqata.
2
(-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.
3
(-lal,m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.