yoon
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
yoon1
Magac labHugun; bulaan; qablan; yeer. ld yulqan¹, yulul.
yoon2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan².
Is-rogga falkan
-oomay, -oontay; -oomi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-oomay, -oontay; -oomi