aakib
Magac lab
1
Ka aa. ah: faa'iidada laga rajeynayo fal lagu dhaqaaqi doono.
Tusaale
“Samaynta Warshadda Saabuunta waxa ka aa. ah in ay joogsato tii dibadda ka imaneysay oo lacagta adagi ku baxaysay”
2
Ka aa. ah: mudnaanta uu wax, wax kale ka leeyahay.
Tusaale
“Tiro badan waxaa ka aa. ah tayo”