Qaamuusle LogoQaamuusle

abaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

abaad1
Magac lab
la midka ah (ld):
abaabid
abaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Ku a.: muddo dheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid.
2
Duugoobid.
Is-rogga falkan

-day, -dday