Qaamuusle LogoQaamuusle

abab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

abab1
Magac lab
Ubad xoolaad oo daaq barad ah. ld abaab¹, ababid.
abab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Ubad xoolaad daaq barasho.
2
Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqan iwm ku barbaarin. ld abaab².
Is-rogga falkan

-bay, -btay