Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
abeeso
Magac dheddig
Nooc halaqa ka mid ah, halis ah, gaabiya oo leh madax weyn, barabaro iyo neef ay isku difaacdo oo hadba ciidda ay ku nooshahay midabkeeda yeelato.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: abeer
Magac dheddig urur
2: abeesabbadeed
Magac dheddig urur
3: abeesajilfaaley
Magac dheddig
4: abeesalugaley
Magac dheddig urur
5: abeesaxambaar
Magac lab
6: abeesojufaaley
Magac dheddig
7: abeesow
Magac lab