Qaamuusle LogoQaamuusle

abeer

Magac dheddig urur
1
A. ah: qaalin geel ama lo'aad oo waqtiigii ay rimi lahayd gaartay laakiin aan dhowr da'ood dhalin.
2
A. ah: neef dhaddig oo aad u shilis; gool. ld ameer.