Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
alifley
Magac dheddig urur
1
Carruur dugsi ku jirta oo alifka dhigata.
2
Ciidamada inta alif sidata.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: alif
Magac lab
2: alifaatig
Magac lab
3: alifba'
Magac dheddig
4: alifle
Magac lab
5: aliil
Magac lab
6: aliindi
Magac lab