Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
alif
Magac lab
1
Xarafka ugu horreeya farta Carabiga.
2
Alifba'.
3
Astaan alifka u eg oo xoolaha lagu sunto.
4
(alfaan, m.dh)Darajo la siiyo sarkaalxigeenka.
Wadarta Magacan
-fyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: alifaatig
Magac lab
2: alifba'
Magac dheddig
3: alifle
Magac lab
4: alifley
Magac dheddig urur
5: aliil
Magac lab
6: aliindi
Magac lab