aboor
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aboor1
Magac dheddigWaxar ayadoon naaskii hooyadeed ka go'in biyo-cabbid bilowday.
aboor2
Magac labCayayaan yaryar, cawlan, oo leh lix lugood iyo ilka adag oo beel beel u dega, dundumooyinka sameeya.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay