abyoone
Magac labXisaab
Urur ka kooban tirooyinka idil ee togan iyo kuwa taban; 0, 1, 2, 3, 4, ... Abyooneyaasha togan ee 1, 2, 3, 4,... waxa lagu magacaabaa tirooyinka tirsiimo ama kuwa wax lagu tirsado.
Wadarta Magacan
-nayaal, m.l/dh
-nayaal, m.l/dh