Qaamuusle LogoQaamuusle

adag

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax aan jilicsanayn ahaansho.
2
Wax xoog iyo karti leh ahaansho.
Is-rogga falkan

adkaa, adkayd; ad'adag