Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
afwebi
Magac lab
Juqraafi
Halka webiga iyo baddu iska galaan, halkaas oo saamaynta mawjaddu ay ka muuqato, isla markaasna ah halka biyaha webiga ee macaan iyo biyaha baddu iskaga darsoomaan.
Wadarta Magacan
--afwebi, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: afwaaji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
2: afwaajin
Magac faleed dheddig
3: afweyn
Magac dheddig
4: afweyn-holac
Magac lab