Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
afxiran
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Qof soon niyaystay ahaansho.
2
Dugaag si uusan xoolo lumay u cunin wax la afxiray ahaansho.
Is-rogga falkan
-rnaa, -rnayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: afxaar
Magac lab
2: afxir
Magac lab
3: afxirasho
Magac faleed dheddig
4: afxirid
Magac faleed dheddig
5: afxirnaan
Magac faleed dheddig
6: afxirnaansho
Magac lab ama dheddig
7: afxiro
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: afxumaan
Magac faleed dheddig