Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
afyaal
Magac lab
1
Hoggaamiye; horyaal.
2
Qof cid u qaabbilsan soo dhoweynta.
3
Aftahan.
4
Oodafo.
5
Mir ka duwan iniinaha tusbaxa, dheer, oo soo ooda taxa tusbaxa.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: afyaqaan
Magac lab
2: afyar
Magac dheddig
3: afyuub
Magac lab
4: afyuun
Magac lab