Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
agagse
Magac lab
1
Waxa laga baxsho ama laga qasho xoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan.
2
Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qof xoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yar ka helay. ld agaagse.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: agaag
Magac lab
2: agaagse
Magac lab
3: agaalli
Magac dheddig
4: agaasiman
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: agaasime
Magac lab
6: agaasimid
Magac faleed dheddig
7: agaasin
Magac lab
8: agaasinnaan
Magac faleed dheddig