Qaamuusle LogoQaamuusle

agaasin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

agaasin1
Magac lab
1
Xafiis laga maamulo waax wasaaradeed, wakaaladeed iwm.
2
la midka ah (ld):
agaasimid
Habeynta iyo isku dubbarididda hawsha
3
A. guud: xafiis laga maamulo dhowr waaxood.
agaasin2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Habeyn iyo isku dubbaridid (hawl).
Is-rogga falkan

-imay, -intay; -imi