ahraam
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ahraam1
Magac dheddigDhisma soo yaal ah oo Masaaridii hore dhistay oo leh shagli saddex-geesoole.
ahraam2
Magac dheddigXisaabAdke salkiisu yahay geesoole iyo dhammaan wejiyada kalena ay yihiin saddex-xagallo wadaaga gees.