Qaamuusle LogoQaamuusle

dhegyar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhegyar1
Magac dheddig
Nooc fallaarta dhegta leh ka mid ah oo yar.
dhegyar2
Magac dheddigCilmiga-naflayd
Qaybta wadnaha oo ku soo shubma dhiigga ogsijiinka leh ee ka immaanaya wadnaha inta aan loo gudbin jirka intiisa kale.