Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
akson
Magac lab
Cilmiga-naflayd
Qaybta dheer ee miiqan ee unugga dareen wadka. Waxay ka soo qaaddaa unugyo dareen wade, dareen wadaha unugga jidhka, iyada oo u gudbinaysa organka dhaqdhaqaaqa ama maskaxda.
Wadarta Magacan
-no, m.dh