amar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
amar1
Magac lab1
Erey ama weer cid lagu farayo inay hawl fuliso.
2
Dhibaato weyn.
3
Kibir iyo qab weyni wadajira.
4
A. Alle: maqaadir Alle.
Wadarta Magacan
-rro/awaamiir, m.dh
amar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof hawl inuu fuliyo farid.
Is-rogga falkan
-mray, -martay; -mri