Qaamuusle LogoQaamuusle

ambabbixi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Qof socdaal gelaya waxa uu u baahanyahay siin.
2
Cid safraysa sagootiyid.
3
Xoolo foofaya agaasimid.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay