ambabbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ambabbax1
Magac lab1
la midka ah (ld):
ambabbixid
Billowga socdaalka
2
Lacag jidmar ah.
3
A. ah: qof markaa socdaal bilaabaya.
ambabbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof socdaal billaabid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi