Qaamuusle LogoQaamuusle

araro

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Hadal ama qoraal gogoldhig u samaysasho.
2
Ka sii a.: wax in ay dhacayaan la filayo ka afeefsasho.
3
Xoola la waraabiyey inta aanay rakaadan daaq tegid.
Is-rogga falkan

-rtay, -ratay