Qaamuusle LogoQaamuusle

ardiyad

Magac dheddig
1
Cashuur ay dawladdu ka qaaddo qof leh dhul bannaan ama dhismo.
2
Caddaynta lahaanshaha guryaha;mulkiyad.