Qaamuusle LogoQaamuusle

ardaaggal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ardaaggal1
Magac lab
1
Marti u noqoshada reer gabar laga doonayo.
2
A. ah: nin reer uu gabar ka doonayo darteed marti ugu ah. ld ardaadhig¹.
ardaaggal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U a.: nin reer uu gabar ka doonaayo darteed marti ugu noqosho. ld ardaadhig².
Is-rogga falkan

-alay, -ashay; -geli