Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
argaggixiso
Magac dheddig urur
1
Dad hubaysan oo argaggax dadka ku rida ama dila.
2
Naxdin iyo cabsi weyn oo qofka degganaanta ka lumisa.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: argag
Magac lab
2: argaggax
Magac lab
3: argaggaxsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: argaggaxsanaan
Magac faleed dheddig
5: argaggaxsanaansho
Magac lab ama dheddig
6: argaggixi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: argaggixid
Magac faleed dheddig
8: argaggixin
Magac faleed dheddig