awdan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
awdan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax buuxsamay ama daboolmay noqosho (meel bannaan ama daloosha).
Is-rogga falkan
-dmay, -dantay; -dmi
awdan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax buuxsamay ama daboolmay ahaansho.
Is-rogga falkan
-dnaa, -dnayd